RAGU WAXEY U
QEYBSAMAAN AFAR.
1: NIN 2: 2NIN 3: NIN BARKII iyo 4: NIN KU SHEEG
1: GEESIGU WAA NIN.
2: NINKA DAMIIRKA LEH WAA 2NIN.
3:NINKA BAQIILKA AH WAA NIN BARKII.
4:NINKA FOLAYGA AHNA WAA NIN KU SHEEG.
DAAWO: Dr. Georgi Kapchits oo ka hadlaya.
W/D
Q:Warsame Hassan.
No comments:
Post a Comment